Askari Maraykan ah magdhow lacageed ku helay arrin yaab leh (Daawo Sawirro)

Askari u dhashay dalka Mareykanka oo ogaaday inuu ka soo jeedo isir madow ah ayaa magdhaw helay kaddib markii lagu forjeeeyey isirkiisa. Sergeant Cleon Brown, oo ah askari ka tirsan ciidamada Mareykanka, ayaa dacweeyey niman ay isla shaqeynayeen oo ku dacaayadeeyey inuu leeyahay isir madow ah kaddib markii baaritaan lagu sameeyey DNA-giisa. Waxa uu sheegay … Continue reading Askari Maraykan ah magdhow lacageed ku helay arrin yaab leh (Daawo Sawirro)